Maraykanka oo shacab ku dilay duqeyn ka dhacday degaanka Kuunyo Barrow (Daawo Sawirro)

Taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa xaqiijiyey iney duqeyn ka fuliyeen gobolka Sh/hoose, gaar ahaan degaanka Kuunyo Barrow. Qoraalka uu talisku soo saaray ayaa lagu sheegay in duqeynta oo dhacday 25-ka June lagu dilay maleeshiyo ka tirsan Alshabaab, waxayna intaas ku dareen inay baarayaan haddii dad rayid ah khasaare kasoo gaaray weerarka, baaritaankaasina loo fulin … Continue reading Maraykanka oo shacab ku dilay duqeyn ka dhacday degaanka Kuunyo Barrow (Daawo Sawirro)